Qarax weyn oo ka dhacay Masjid iyo dad uu ku jiro imaamkii oo ku naf waayey

Qarax weyn ayaa ka dhacay masjid ku yaalla magaalada Kabul salaaddii maqrib ka dib sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo booliiska magaalada, iyadoo dad badan laga cabsi qabo inay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen. Booliisku waxay sheegeen inay jiraan khasaare kala duwan balse ma aysan sheegin tirada. Mid ka mid ah saraakiisha sirdoonka Taliban ayaa wakaaladda … Continue reading Qarax weyn oo ka dhacay Masjid iyo dad uu ku jiro imaamkii oo ku naf waayey